11 Jan 2018

Ingineer Dhisme ama Civil/Madani ah(Civil engineer or architect engineer)

POSITION TITLE| XILKA LA RAADINAYO:

Job Description

Ogaysiis Shaqo

Hayadda African Relief Committee (A.R.C) Somaliland & Somalia OfficeWaxa looga Bahanyahay Shaqadan hoos ku xusan:

  • Ingineer Dhisme ama Civil/Madani ah(Civil engineer or architect engineer) – (Male Required)

Waa in Shuruudahan hoos ku xusan buuxiyo qofka Shaqo ka mid ah shaqooyinka kor ku xusan sooxaraysanaya :-

  • Inuu Sito Degree (Bachelor of Engineering) Civil ama architect Jaamacad la aqoonsanyay.
  • Experience inuu kulug leeyahay kahawlgalka goobaha dhismaha (2 – 6 Years).
  • Da’ada: in aanu kawaynayn 33jir
  • Luqadda: Carabi inuu sibuuxda ugu hadli karo.
  • Inuu kushaqayn karo Program yadaComputerka.
  • Inuu diyaar u yahayinuu kahawlgalo goobkastoo shaqo loogudiro Somaliland Gudeheedaiyo Somalia ba.
  • Shaqadu waxay soconaysaa waa maalin dhamaystiran (Standard work Day).
  • Qofka position kaas kuguulaysta wuxu leeyahy (hoy/daganaansho) markaa shaqo kafog goobta degenaanshihiisa loodiro& other benefits.
  • Waxaa looga baahanyay cidii position kan sooxaraysanaysa inuu layimaadoo wixii Document ah ee looga baahanyay sida (ID Card, Certificates, Experience letters … e.t.c), intaan loogu yeedhin Examination ka& Interview ga.

Hadaba waxa lagu so hagajinya Cvyada Email-dan hoos ku xusan:

construction4som@gmail.com Amma  hrsom2020@gmail.com ka hor 1 February 2018.

Sidoo kale waxaa lalasoo xidhiidhi kara Page kahayadda A.R.C ee hoos ku xusa nwixii faahfaahin dheeraad ah:

https://www.facebook.com/africa4relief

 

Advertisement

Apply for this Job