This job listing has expired and may no longer be relevant!
14 Jan 2019

Amendment to Request for Proposal (RFP) QANDALA TOWN SOLAR STREET LIGHTS INSTALLATION (PSS011)

Job Description

PUNTLAND STATE OF SOMALIA Local Government of Qandala District Commissioners/Mayor’s Office

Amendment to Request for Proposal (RFP) 

RFP AMENDMENT #1

RFP NO. OPSC-PSS-RFP-2018-041

QANDALA TOWN SOLAR STREET LIGHTS INSTALLATION (PSS011)

The attached information, provided by TIS+, is made part of this RFP. The purpose of this amendment is to revise the RFP as follows:

  1. To change the bid closing date to 25 January 2019, 4:00 pm
  2. To change the bid opening date to 26 January 2019, 9:00 am

NOTICE TO CONTRACTORS:

This Amendment forms as part of the original solicitation and clarifies, corrects, or modifies RFP No.

OPSC-PSS-RFP-2018-041 prepared by TIS+.

Bid Closing Date: 25 January 2019, 4:00 pm

Bid Opening Date: 26 January 2019, 9:00 am

Page 1 of 1

PUNTLAND STATE OF SOMALIA Local Government of Qandala District Commissioners/Mayor’s Office

Request for Proposal (RFP)

Location Qandala District, Bari Region, PSS PIKA NO PSS011
DATE December 2018
PROJECT NAME QANDALA TOWN SOLAR STREET LIGHTS INSTALLATION
Invitation to Bid
The  Qandala  Local  Government,  in  conjunction  with  the  Puntland  Ministry of  Public  Works,

Transportation and Housing, invite bidders from eligible construction companies for the above named construction project being implemented by Qandala District Administration.

Xafiiska Gudoomiyaha Maamulka Degmada Qandala, Gobolka Bari ee Dawladda Puntland Soomaaliya waxay ku casuumaayaan shirkadaha u qalma dhaqan gelinta, Khibradana uleh barnaamijka Soo iibinta iyo galinta Layr-ka Cadceeda kushaqeeya Magaalada Qandala oo ay dhaqan gelinayso Maamulka Degmada Qandala, Puntland.

It should be noted that contractors are automatically disqualified from participating in this tender if they assisted with any part of this project or tender process, including preparation of technical documents, or if they are related to a member of the Bid Committee without prior disclosure. Small businesses, minority-owned firms, and women’s business enterprises are encouraged to apply.

Waxa aad ogaataan in tartameyaasha si dhaqsi ah looga saari doono tartankaan hadii lagu caawiyey nidaamka qandaraaska oo ay ku jirto diyaarinta dukumeentiga farsamada am ay qaraabo yihiin xubin ka mid gudiga qandaraaska hadii uu uu hore u sheegin. Ganacsatada yaryar. shirkadaha ay leeyihiin Dadka Laga Tiro Badan Yahay ama Yar, iyo Shirkadaha Dumarku leeyihiin waxaa lagu lagu dhiiri gelinaayaa in ay soo codsadaan.

The four Mandatory criteria for bidders are as follows:

Shuruudaha Aas-aaska ah ee tartamayasha laga doonayo waa  kuwan hoos kuxusan

  1. Valid certificate of registration from the Puntland Ministry of Public Works or Ministry of Commerce

Shahaadada/shatiga Ganacsi ee diwaangalinta oon dhacsanayn bixisayna Wasaarada Hawlaha Guud ama Wasaarada Ganacsiga ee dawladda Puntland

  1. Certificate of attendance to Bidder’s Site Visit

Shahaada kasoo Qeybgalka ama Booqashada Qandaraaslaha ee Goobta Dhismaha

  1. c) Signed technical submission form, and financial proposal

Soo gudbinta Foomka farsmada oo Saxiixan iyo hindsada Qaan Sheegadka,

  1. Completely filled and signed BOQ

Buuxinta Qaansheegadka oo Dhamaystiran Saxiixana. Khribad iyo magac wanagsan iyo caddaymo shaqoyinki uu hore u so qabtey.

  1. A company bank account

Koontada Baanka ee Shirkada sida koonto ka furan Dahabshiil / Amal baanka

  1. Submission of CVs of acceptable supervisory staff proposed for the works.

Soo gudbinti Taariikh nololeedka aqooneed iyo khibrada shaqaalaha shaqada qaban doona

  1. Submission of CVs of acceptable supervisory staff proposed for the works. Soo gudbinti agonta iyo khibradha shaqaalaha shaqada qaban doono
PUNTLAND STATE OF SOMALIA
Local Government of Qandala
District Commissioners/Mayor’s Office
Request for Proposal (RFP)
Location Qandala District, Bari Region, PSS PIKA NO PSS011
DATE December 2018
PROJECT NAME QANDALA TOWN SOLAR STREET LIGHTS INSTALLATION

A bidder is unlikely to be considered for award if they have more than one on- going project in Puntland. A bidder is also unlikely to be considered for award if they have one on-going project in a location other than in Puntland or within 5kms.

Qandaraaslahii gacanta ku haya ama hada fulinaya wax ka badan hal Mashruuc Deegaan-ka Puntland Waxaa lagayaabaa inaan loo tixgalin in Heshiis lala galo ama Qandaraaslahii fulinaya hal Mashruuc/shaqo meek ka baxsan nawaaxiga Deegaanada Puntland ama ka fog 5km

Tender Documents: The Bid Book (in PDF Format) can be requested for by email to procurement@somtisplus.com. The Bid document is not for sale and every eligible bidder/constructor has the right to request for the Bid document to fully participate.

Buuga Qandaraas-kan waxaa lagu soo codsan karaa email ahaan iyadoo lagu soo dirayo codsiga emailkan procurement@somtisplus.com. Buuga Qandaraasku maahan iib, qandaraasle kasta oo buuxsha sharuudaha aas-aasiga ah xaq ayuu uleeyahay inuu soo codsado iyo inuu ka qeyb galo tartanka.

Site Visit: There will be a mandatory pre-tender site visit to be conducted by the Qandala District Administration representatives together with TIS + engineer on 5 January 2019 at 8:00am hrs. /

Waxaa Jiri Doona Booqasho Lagu tagi doono Goobta Shaqada laga fulin doono oo ay soo qaban qaabin doonaan Maamulka Degmada Qandala, Puntland, Wakiilada Wasaarada Hawlaha Guud, Gaadiid- ka iyo Guryeen-ta Puntland iyo Injineer kasocda Mashruuca TIS+ taariikhdu marka ay tahay 5 January 2019 saacada 8:00 Subaxnimo ama 5 Saac

The bidders should get the certificate of the pretender site visit signed by TIS + Engineer in the project site. The cost of visiting the site should be at the bidder’s own expense.

Qandaaslayaasha goobta booqanaya waa in ay wataan buuga Qandaaraska, si uu ugu saxiixo Injineer-ka

Mashruuca TIS+ Shahaadada Booqashada Goobta Dhismaha. Kharash-ka Safar ee goobta uu ku tagayo

Qandaraaslahu isagaa ayaa isku qaba.

Submission:      Completed     bid     documents       will    be      submitted     through     email      to:

tenderbox.nairobi@somtisplus.com with the subject line: Araajida Qandaraaska waxaa lagu soo xareyn doona email-ka tenderbox.nairobi@somtisplus.com iyadoo ciwaan looga dhigayo sida hoos ku xusan;

RFQ OPSC-PSS-RFQ-2018-041 – Supply and Installation of Solar Street Light in Qandala

District, Bari Region of Puntland

DUE: 25 January 2019, 4:00 pm (East African Time)

Offers are to remain valid for 120 days from the closing date of this tender. The Bid Committee reserve the right to vary the quantity of work/materials specified in the tender document without any change in unit price or other terms and conditions and to accept or reject any, all, or part of submitted offers. /

Araajida waxaa ay jiri doonaan ilaa 120 maalmood laga bilaabo maalinta ugu xiritaanka qandaraaska. Gudiga Qandaraaska waxaa ay xaq u leeyihiin in ay badalaan tirada shaqada. alaabta la qeexay ee ka mid ah

PUNTLAND STATE OF SOMALIA
Local Government of Qandala
District Commissioners/Mayor’s Office
Request for Proposal (RFP)
Location Qandala District, Bari Region, PSS PIKA NO PSS011
DATE December 2018
PROJECT NAME QANDALA TOWN SOLAR STREET LIGHTS INSTALLATION

dukumentiga qandaraaska ayaga oo badalin qiimaha ama sharuudaha iyo in aqbalaan ama diidaan dhamaan ama qeyb ka mid codisiyada la soo gudbiyey.

Evaluation Criteria: Offers will be evaluated by factors including but not limited to financial and technical criteria, record of past performance, integrity, and community rapport.

Araajida waxaa lagu qiimeyn doonaa waxyaabaha ay ku jiraan laakiin ku ekeyn maaliyada iyo farsamada, waayo aragnimada, hufnaanta, iyo xiriirka bulshada

Women-owned construction companies are strongly encouraged to apply


Apply for this Job

error: Content is protected !!