21 Apr 2018

Driver & Volunteers

Job Description

Ogaysiis Shaqo

Hayadda African Relief Committee & Kuwait Educational Charity Academy Waxa looga Bahan yahay Shaqadan hoos ku xusan:

  • Driver (Dirawal) – (Male Required).

Waa in Shuruudahan hoos ku xusan buuxiyo qofka Shaqo ka mid ah shaqooyinka kor ku xusan soo xaraysanaya:-

  • in uu yahay muwadin reer Somaliland ah
  • Da’ada: 25 – 35 jir
  • Mudada Khibradda in aanay ka yaraan 5 sanno.
  • Driver License (Shaqeeynaya).
  • Waa in Qofka Xareesanaya shaqada uu leehayay sumcad wanaagsan oo Recommendation Letter nawato.
  • Waa inaanu wax balwad ah lehayn (Qaad&Sirgaar ..e.t.c).

 

  • Diiwaangelinta Mutadawiciinta (Volunteers)

Waxay sidoo kale Hayaddu wargalinaysaa cidii danaynaysa in ay jirto baahi loo qabo Dad mutadawiciin ah (Volunteers) si ay u kabana oy ula wadaagaan Stuff kashaqada ee barnaamijyada iyo qaybaha shaqada ee kala duwan ku takhasusay iyadoo la raacayo shuruudaha ku xusan foomka mutadawacnimada.
Waxa looga baahanyay (Volunteers)-ka qaybaha hoos kuxusan:

  • Warbaahinta, sawirqaadida, naqshadeynta iyo iskudubaridka Sawirrada iyo Video-yada .
  • Mashruucyada daryeelka bulshada (Cilmi-baarista Bulshada iyo Xog ururinta).
  • Xirfadaha Luqadda iyo Turjumaada (Soomaali – Carabi–Ingiriisi)
  • Qaybaha waxbarashada
  • Qaybaha Caafimaadka
  • Hawlgallada gargaarka dagdaga ah
  • Hawlgallada caafimaadka.

 

  • Fiiro Gaar ah:
    Tiro Cayiman ayaa laga dhex dooran doonaa Liiska Dadka isisoo diiwaangaliyay , iyada oo loo eegayo baahida hay’adda iyadoo la raacayo shuruudaha ku xusan ogaysiiskan marka lagu daro shuruudaha lagu xusay foomka diiwaangelinta mutadawiciinta (Volunteers), sidoo kale waxaan laga codsanayaa (Volunteers) ka in-ay buuxiyaan foomka ku lifaaqan ogaysiiskan ee kuqoran 3da afmidkood (Soomaali – Carabi–Ingiriisi).

VOLUNTEERS FORM

ENGLISH 

https://somalijobs.net/wp-content/uploads/2018/04/نموذج-استمارة-متطوع-English-1.jpg

https://somalijobs.net/wp-content/uploads/2018/04/نموذج-استمارة-متطوع-English-2.jpg

SOMALI

https://somalijobs.net/wp-content/uploads/2018/04/نموذج-استمارة-متطوع-Somali-1.jpg

https://somalijobs.net/wp-content/uploads/2018/04/نموذج-استمارة-متطوع-Somali-2.jpg

ARABIC

https://somalijobs.net/wp-content/uploads/2018/04/نموذج-استمارة-متطوع-عربي-1.jpg

https://somalijobs.net/wp-content/uploads/2018/04/نموذج-استمارة-متطوع-عربي-2.jpg

 

Hadaba waxa lagu so hagajinya Cvyada Shaqada (Dirwal /Driver) ka iyo sidoo kale Foomamka (Volenteerska).

Email kan hoos ku xusan: Hrsom2020@gmail.com

Sidoo kale waxaa lala soo xidhiidhi kara Page ka hayadda A.R.C ee hoosku xusan wixii faahfaahin dheeraad ah: https://www.facebook.com/africa4relief/posts/1898948623683940


Apply for this Job

error: Content is protected !!