25 Feb 2019

Invitation to Bid SUPPLY & INSTALLATION OF KAHDA DISTRICT SOLAR STREET LIGHT

Job Description

Request for Proposal (RFP)
Location:  Kahda District, Mogadishu, Somalia
PIKA NO:  BRA020
DATE:  February/March 2019
PROJECT NAME: SUPPLY & INSTALLATION OF KAHDA DISTRICT SOLAR STREET LIGHT
MAAMULKA GOBOLKA BANAADIR
DOWLADDA HOOSE EE XAMAR
BENADIR REGIONAL ADMINSTRATION-BRA
MUNICIPALITY OF MOGADISHU – MoM
Invitation to Bid 
The Office of Mayor – Benadir Regional Authority (BRA), invite bidders from eligible construction
companies for the above named construction project being implemented by Kahda District Administration.
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdishu wuxuu ku casuumaayaan shirkadaha u
qalma dhaqan gelinta, Khibradana uleh barnaamijka Soo iibinta iyo galinta Layr-ka Cadceeda kushaqeeya
degmada Kahda.
It should be noted that contractors are automatically disqualified from participating in this tender if they
assisted with any part of this project or tender process, including preparation of technical documents, or
if they are related to a member of the Bid Committee without prior disclosure. Small businesses, minorityowned
firms, and women’s business enterprises are encouraged to apply.
Waxa aad ogaataan in tartameyaasha si dhaqsi ah looga saari doono tartankaan hadii lagu caawiyey nidaamka
qandaraaska oo ay ku jirto diyaarinta dukumeentiga farsamada am ay qaraabo yihiin xubin ka mid gudiga
qandaraaska hadii uu uu hore u sheegin. Ganacsatada yaryar. shirkadaha ay leeyihiin Dadka Laga Tiro Badan
Yahay ama Yar, iyo Shirkadaha Dumarku leeyihiin waxaa lagu lagu dhiiri gelinaayaa in ay soo codsadaan.
The four Mandatory criteria for bidders are as follows:
Shuruudaha Aas-aaska ah ee tartamayasha laga doonayo waa kuwan hoos kuxusan
a) Valid certificate of registration from the Benadir Regional Authority or Kahda Local Government
Shahaada/shati qanacsi oo diwaangishan kasocda maamulka gobolka Banadir iyo Wasaarada
howlaha guud
b) Certificate of attendance to Bidder’s Site Visit
Shahaada kasoo Qeybgalka ama Booqashada Qandaraaslaha ee Goobta Dhismaha
c) Completely filled and Signed technical submission form, and financial proposal
Soo gudbinta Foomka farsmada oo Saxiixan iyo hindsada Qaan Sheegadka,
d) Completely filled and signed BOQ
Buuxinta Qaansheegadka oo Dhamaystiran Saxiixana. Khribad iyo magac wanagsan iyo caddaymo
shaqoyinki uu hore u so qabtey.
e) A company bank account
Koontada Baanka ee Shirkada sida koonto ka furan Dahabshiil / Amal baanka
f) Submission of CVs of acceptable supervisory staff proposed for the works.
Soo gudbinti Taariikh nololeedka aqooneed iyo khibrada shaqaalaha shaqada qaban doona
g) Submission of CVs of acceptable supervisory staff proposed for the works.
Soo gudbinti agonta iyo khibradha shaqaalaha shaqada qaban doono

Invitation to Bid – Supply & Installation of Kahda District Solar Street Light (BRA020) COMPLETE


Apply for this Job

error: Content is protected !!