Wordpress job board software

This job listing has expired and may no longer be relevant!

Machadka Luqada Carabiga ee Jamacadda Hargeisa

  • Anywhere
  • Course

Job Description

هرجيسا جامعة

University of Hargeisa

 العربيه اللغه تعليم معهد

 Machadka Luqada Carabiga ee Jamacadda Hargeisa

Anagoo aqoonsan ahmiyadda ay luuqada carabigu ku leedahay barashada qur’aanka karamiika iyo sunada rasuulka, luuqadduna ay tahay luuqad ka wada dhaxeysa dhamaan umadda islaamka, waxa uu idinku wargelinayaa machadka carabiga ee jaamacada hargeisa in dhawaan la furi doono.

Waxanu Machdku bixinaya:

  1. Imtixaanka Qiimaynta.
  2. Buugaagta Madooyinka.
  3. Shahaadooyin ka aqoonsan jaamacadda Hargeisa
  4. Warbixin bileed ku taxaluqda xaaladda aqooneed ee ardayga
  5. Kuraastu way koobantahay

Diiwaan gelintu way socotaa fadlan wac numberadan hoos ku qoran:

Telephone: 063-4440066/063-3035339

Email: mahadalarabiah@gmail.com

Facebook:  arabic language institute

Fee waa: $ 20

Dahabshil account: 69887

Apply for this Job

  • No Tags

1623 total views, 1 today

Top