This job listing has expired and may no longer be relevant!
5 May 2019

Qoris Ciidan Cusub

Job Description

Tr: 24/04/2019                                                                 

Ujeeddo: Qoris ciidan cusub

Shruduudaha xulista ciidanka cusub waa sida hoos ku xusan;

  1. Waa inuu Somali yahay
  2. Waa inuu dhameestay dugsiga sare haystaan shahaadada dugisga sare
  3. Waa inuu la yimaada warqada asluub wanaaga iskuulka uu ka qalan jabiyey
  4. Waa in da’diisu u dhexeysaa 18-28
  5. Waa in aanu dembi ka gelin wadanka
  6. Waa inuu caafimaad qaba jir ahaan is maskax ahaan.
  7. Waa in aan hore loogu soo eedeyn dembi maxkamadeed ama aan lagu xukumin dambi
  8. Waa inuu la yimaada qof damiin ah oo la cadayn karo
  9. Waa in aanu lahayn wax balwad ah

F.G Waxaa dumentigaas ku soo hagaajiso Taliska Ciidanka Boliiska, ama Wasaaradda Amniga Gudaha araaji qabashada waxeey ku egtahay Taarikhda 24 May,2019.

Saacadaha Araaji qabashda 08:00 am Ilaaa 02:00 pm

E-mail: security@mois.gov.so   Tell: 0612777709


Apply for this Job

error: Content is protected !!