This job listing has expired and may no longer be relevant!
12 Mar 2019

Request for Proposal (RFP) Construction of Goldogob Town Market Road in Goldogob

Job Description

Goldogob District Administration

Request for Proposal (RFP) Construction of Goldogob Town Market Road in Goldogob

Location Goldogob District, PSS PIKA NO PSS015
DATE March/ April 2019
PROJECT NAME Construction of Goldogob Town Market Road in Goldogob

Invitation to Bid

The Goldogob District Administration, invites bidders from eligible construction companies for the above named construction project being implemented by Mudug Regional Administration.

Maamulka Degmada Goldogob ee Gobolka Mudug Soomaaliya waxaa ay ku casumaayaan shirkadaha dhismooyinka ku taqasusey in ay u soo tartamaan dhismo wadada suuqa ee laga dhisayo Degmada Goldogob Gobolka Mudug. Mashruuca waxa fulinaya Maamulka Degmada Goldogob .

It should be noted that contractors are automatically disqualified from participating in this tender if they assisted with any part of this project or tender process, including preparation of technical documents, or if they are related to a member of the Bid Committee without prior disclosure. Small businesses, minority-owned firms, and women’s business enterprises are encouraged to apply.

Waxa tartamayaasha la ogeysiinayaa in aysan tartameynin oo si dhaqsi ah looga saari doono tartanka hadii la ogaado in lagu caawiyey nidaamka tartanka qandaraaska sida diyaarinta dukumeentiga farsamada ama ay qaraabo yihiin xubin ka mid ah gudiga qandaraaska hadaan hore loo soo war gelin dadka shaqada ku leh.

Ganacsatada yaryar, shirkadaha ay leeyihiin Dadka laga Tiro Badan Yahay ama Yar, iyo Shirkadaha Dumarku leeyihiin waxaa lagu dhiiri gelinaayaa in ay soo codsadaan/tartamaan.

The Mandatory criteria for bidders are as follows:

Shuruudaha muhiimka ah ee tartamayasha laga doonayo waa kuwan hoos kuxusan.

  1. Valid certificate of registration from the Puntland Ministry of Public Works or Ministry of Commerce Shahaadada/shatiga Ganacsi ee diwaangalinta oon dhacsanayn bixisayna Wasaarada Hawlaha Guud ama Wasaarada Ganacsiga ee dawladda Puntland.
  2. Tax Compliance Certificate from Puntland Ministry of Finance Shahaadada Aqoonsiga Canshuur Bixinta ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland
  3. Certificate of attendance of Bidder’s Site Visit

Shahaada Qandaraaslaha kasoo Qeybgalka ama Booqashada Goobta Dhismaha

  1. Completely Filled and Signed technical submission form and financial proposal

Soo gudbinta Foomka farsmada oo Saxiixan iyo hindsada Qaan Sheegadka.

  1. Completely filled and signed BOQ

Buuxinta iyo saxiixidda Formka qiimeynta shirkada  .

  1. A company bank account

Koontada Baanka ee Shirkada sida koonto ka furan Dahabshiil / Amal baanka

  1. Submission of CVs of acceptable supervisory staff proposed for the works. Soo gudbinti agonta iyo khibradaha shaqaalaha shaqada kormeeri doono

Goldogob District Administration

Request for Proposal (RFP)

Location Goldogob District, PSS PIKA NO PSS015
DATE March/ April 2019
PROJECT NAME Construction of Goldogob Town Market Road in Goldogob

A bidder is unlikely to be considered for award if they have more than one on-going project in Goldogob. A bidder is also unlikely to be considered for award if they have one on-going project in a location other than in Goldogob or within 5kms.

Waxaa lagayaabaa qandaraaslaha in aan la texgilin doonin dhanka qeymeynta hadii uu hal mashuruuc kabadan kawado Degmada Goldogob ama uu ka haayo hal shaqo oo kale meel kabaxsan magaalada Goldogob ama meel Goldogob u jirta 5km.

Tender Documents: Bid documents can be collected from Goldogob District Commissioner’s Office during the normal working hours on 14 March 2019. The Bid document is not for sale and every eligible bidder/contractor has the right to collect the Bid document to fully participate in the Construction works for Goldogob Town Market Road. In case of difficulties in obtaining the bids, please contact procurement@somtisplus.com.

Dokumentiyada qandaraaska: Dukumiintiga qandaraaska waxaa laga soo qaadan karaa Xafiiska Guddoomiyaha Degmada ee Goldogob inta lagu jiro saacadaha shaqada ee caadiga ah ee 14 Maarso 2019. Dukumiintiga Qandaraasku ma ahan Iib, qof kasta oo uqalma / qandaraasle ah oo xaq u leh wuxuu xaq u leeyahay inuu ururiyo Dukumiintiga Biddu si buuxda uga qaybqaato Dhismaha wuxuu u shaqeeyaa Waddada Waddada Market Street. Haddii ay jirto xaalad adag ee helitaanka dalabyada, fadlan la soo xiriir procurement@somtisplus.com

Site Visit: There will be a mandatory pre-tender site visit to be conducted by the Goldogob District Administration representatives together with TIS+ engineers on 26 March, 2019 at 8:00am hrs. Followed by 1 day pre-bid conference to be organized by Local Administration and TIS+ with all the contractors/bidders to be represented by managers/owners/chief engineer of the company, this will be an opportunity for contractors to be orientated on TIS+ community contracting process. The meeting will be held in Goldogob District Commissioners/Mayor’s office on 27 March 2019 at 8:00Am hrs.

Waxaa Jiri Doona Booqasho Lagu tagi doono Goobta Shaqada laga fulin doono oo ay soo qaban qaabin doonaan Maamulka Degmada Goldogob iyo Wakiilada Mashruuca Taariikhdu markay tahay 26 March 2019 Saacada 8:00 Subaxnimo . Waxaa ku xigi doona kulanka Qandaraaslayaasha loo qaban doono si loogu sharaxo qaabka qandaraasyada ee Mashruuca TIS+, fursad-na ay ugu helaan waxii su’aalo ah geedi socodka. Qandaraaslayaasha waa inay matalayaan ugu yaraan Maamulaha guud, Maareeyaha ama Injineerka guud. Shirkan waxaa lagu qaban doona xafiis-ka Maamulka Degmada Goldogob Taariikhdu markay tahay 27 March 2019 Saacada 8:00 Subaxnimo.

The bidders should get the certificate of the pretender site visit signed by TIS+ Engineer in the project site. The cost of visiting the site should be at the bidder’s own expense.

Qandaaslayaasha goobta booqanaya waa in ay wataan buuga Qandaaraska, si uu ugu saxiixo Injineer-ka TIS+ Mashruuca Shahaadada Booqashada Goobta Dhismaha. Kharash-ka Safar ee goobta uu ku tagayo Qandaraaslahu isagaa ayaa iska bixinaya.

Goldogob District Administration

Request for Proposal (RFP)

Location Goldogob District, PSS PIKA NO PSS015
DATE March/ April 2019
PROJECT NAME Construction of Goldogob Town Market Road in Goldogob

Submission: Completed bid documents should be submitted in sealed envelopes addressed to: The Bid Committee, Goldogob District Commissioner’s/Mayor’s office, Puntland Somalia

Dukumentiga qandaraaska oo buuxsan waxaa lagu soo gudbinaayaa baqshad xiran. kuna dul qor cinwaanka:

/Gudiga qandaraaska Degmada Goldogob  Puntland Soomaaliya

And are to be delivered to and received at the Goldogob District Commissioner’s Office on or before 8 April 2019 at 4:00 pm. Bids received after this time will not be considered and shall be returned to the bidders unopened.

Waxaana la geynaayaa xafiiska goddoomiyaha degmada Goldogob maalinta ama ka hor 8 April 2019 saacadana tahay 4:00pm saac. Araajida la keeno waqtigan ka dib lama tixgelin doono waxaana lagu soo celinayaa qandaraasleyaasha leh ayadoo aan la furin.

RFQ OPSC-SWS-RFP-2019-010 – Construction of Goldogob Town Market Road in Goldogob,

Mudug Region, Somalia (PSS015)

DUE: 8 April 2019, 4:00 pm (East African Time)

Offers are to remain valid for 120 days from the closing date of this tender. The Bid Committee reserve the right to vary the quantity of work/materials specified in the tender document without any change in unit price or other terms and conditions and to accept or reject any, all, or part of submitted offers.

Araajida waxaa ay jiri doonaan ilaa 120 maalmood laga bilaabo maalinta xiritaanka qandaraaska. Gudiga Qandaraaska waxaa ay xaq u leeyihiin in ay badalaan tirada shaqada. alaabta la qeexay ee ka mid ah dukumentiga qandaraaska ayaga oo badalin qiimaha ama sharuudaha iyo in aqbalaan ama diidaan dhamaan ama qeyb ka mid codisiyada la soo gudbiyey.

Bid Opening: Bids will be opened at the Galdogo District Commissioner’s Office in Goldogob, Puntland State of Somalia, on 9 April 2019 at 9:00am in the presence of the Bid Committee and applicants who wish to attend and thereafter Bid Evaluation

Buuggata tartanka ee shirkadaha waxa lagu furi doona Xafiiska goddoomiyaha degmada Goldogob ee Mudug saddexda Bbsha April (April 9, 2019) Saacada 9:00am ama sagaalka subax nimo waxaa joogi doona gudiga kushaqa leh furitaanka qandaraaska iyo qandaraaslayaasha doonaya in ay ka soo qeybgalaan.

Evaluation Criteria: Offers will be evaluated by factors including but not limited to financial and technical criteria, record of past performance, integrity, and community rapport.

Araajida waxaa lagu qiimeyn doonaa waxyaabaha ay ku jiraan laakiin ku ekeyn maaliyada iyo farsamada, waayo aragnimada, hufnaanta, iyo xiriirka bulshada

Women-owned construction companies are strongly encouraged to apply

Waxaad aad loo dhiiri gelinayaa Shirkado dhismo oo ay leeyihiin dumar


Apply for this Job

error: Content is protected !!