This job listing has expired and may no longer be relevant!
19 Mar 2019

Request for Proposal (RFP) CONSTRUCTION OF HUDUR TOWN LIVESTOCK SALES OFFICE AND STOCKYARD

Job Description

Hudur District Administration

Request for Proposal (RFP) CONSTRUCTION OF HUDUR TOWN LIVESTOCK SALES OFFICE AND STOCKYARD

Location Hudur District, Bakool PIKA NO SWS028
DATE March/ April 2019
PROJECT NAME CONSTRUCTION OF HUDUR TOWN LIVESTOCK SALES OFFICE AND STOCKYARD

Invitation to Bid

The Hudur District Administration, invites bidders from eligible construction companies for the above named construction project being implemented by Bakool Regional Administration.

Maamulka Degmada Hudur ee Gobolka Bakool Soomaaliya waxaa ay ku casumaayaan shirkadaha dhismooyinka ku taqasusey in ay u soo tartamaan dhismo suuq xoolaad ee laga dhisayo Degmada Hudur Gobolka Bakool. Mashruuca waxa fulinaya Maamulka Gobolka Bakool.

It should be noted that contractors are automatically disqualified from participating in this tender if they assisted with any part of this project or tender process, including preparation of technical documents, or if they are related to a member of the Bid Committee without prior disclosure. Small businesses, minority-owned firms, and women’s business enterprises are encouraged to apply.

Waxa tartamayaasha la ogeysiinayaa in aysan tartameynin oo si dhaqsi ah looga saari doono tartanka hadii la ogaado in lagu caawiyey nidaamka tartanka qandaraaska sida diyaarinta dukumeentiga farsamada ama ay qaraabo yihiin xubin ka mid ah gudiga qandaraaska hadaan hore loo soo war gelin dadka shaqada ku leh.

Ganacsatada yaryar, shirkadaha ay leeyihiin Dadka laga Tiro Badan Yahay ama Yar, iyo Shirkadaha Dumarku leeyihiin waxaa lagu dhiiri gelinaayaa in ay soo codsadaan/tartamaan.

The Mandatory criteria for bidders are as follows:

Shuruudaha muhiimka ah ee tartamayasha laga doonayo waa kuwan hoos kuxusan.

  1. Valid certificate of registration from the Hudur District Administration or Bakool Regional Administration

Aqoonsiga/Warqadda Diwaangelinta ee Maamulka Degmada Hudur iyo Wazaaradda Howlaha Guud iyo Dib u Dhiska Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

  1. Certificate of attendance of Bidder’s Site Visit

Shahaada Qandaraaslaha kasoo Qeybgalka ama Booqashada Goobta Dhismaha

  1. Completely Filled and Signed technical submission form and financial proposal

Soo gudbinta Foomka farsmada oo Saxiixan iyo hindsada Qaan Sheegadka.

  1. Completely filled and signed BOQ

Buuxinta iyo saxiixidda Formka qiimeynta shirkada  .

  1. A company bank account

Koontada Baanka ee Shirkada sida koonto ka furan Dahabshiil / Amal baanka

  1. Submission of CVs of acceptable supervisory staff proposed for the works. Soo gudbinti agonta iyo khibradaha shaqaalaha shaqada kormeeri doono

Hudur District Administration

Request for Proposal (RFP)

Location Hudur District, Bakool PIKA NO SWS028
DATE March/ April 2019
PROJECT NAME CONSTRUCTION OF HUDUR TOWN LIVESTOCK SALES OFFICE AND STOCKYARD

A bidder is unlikely to be considered for award if they have more than one on-going project in Hudur. A bidder is also unlikely to be considered for award if they have one on-going project in a location other than in Hudur or within 5kms.

Waxaa lagayaabaa qandaraaslaha in aan la texgilin doonin dhanka qeymeynta hadii uu hal mashuruuc kabadan kawado Degmada Hudur ama uu ka haayo hal shaqo oo kale meel kabaxsan magaalada Hudur ama meel Hudur u jirta 5km.

Tender Documents: Bid documents can be collected from Hudur District Commissioner’s Office during the normal working hours on 20 March 2019. The Bid document is not for sale and every eligible bidder/contractor has the right to collect the Bid document to fully participate in the Construction works for Hudur Town Livestock Sales and Stockyard. In case of difficulties in obtaining the bids, please contact procurement@somtisplus.com.

Dukumentiga qandaraaska waxaa laga qaadan garaa Gudiga Maamulka Gobolka ee Wanlaweyn Somalia saacadaha shaqada Xafiiska taariikhda 20 March 2019. Dokumintiga qandaraaska iib ma’aha qandaraasle kasta oo qibrad uleh wuxuu xag u leeyahay in uu qaato oo si buuxda uguqeybgalo Dhismaha Suuqa Xoolaha Degmada Xudur. Hadii aad lakulantid culeys is aad u heshid buuga qandaraaska, fadlan nagala soo xariir procurement@somtisplus.com.

Site Visit: There will be a mandatory pre-tender site visit to be conducted by the Hudur District Administration representatives together with TIS+ engineers. Site visit date will be communicated.

Waxaa Jiri Doona Booqasho Lagu tagi doono Goobta Shaqada laga fulin doono oo ay soo qaban qaabin doonaan Maamulka Degmada X udur, Wakiilada maamulka gobolka iyo degmada Xudur. Taariikhda iyo saacadda dib ayaa laga soo sheegi doonaa.

The bidders should get the certificate of the pretender site visit signed by TIS+ Engineer in the project site. The cost of visiting the site should be at the bidder’s own expense.

Qandaaslayaasha goobta booqanaya waa in ay wataan buuga Qandaaraska, si uu ugu saxiixo Injineer-ka TIS+ Mashruuca Shahaadada Booqashada Goobta Dhismaha. Kharash-ka Safar ee goobta uu ku tagayo Qandaraaslahu isagaa ayaa iska bixinaya.

Submission: Completed bid documents should be submitted in sealed envelopes addressed to: The bid Committee, Xudur, Somalia/Dukumentiga qandaraaska oo buuxsan waxaa lagu soo gudbinaayaa baqshad xiran. kuna dul qor cinwaanka: /Gudiga qandaraaska Degmada Xudur Somalia

And are to be delivered to and received at the Hudur District Commissioner’s Office on or before 17 April 2019 at 4:00 pm. Bids received after this time will not be considered and shall be returned to the bidders unopened. / Waxaana la geynaayaa xafiiska goddoomiyaha degmada Xudur maalinta ama ka hor 17 April 2019 saacadana tahay 4:00pm saac. Araajida la keeno waqtigan ka dib lama tixgelin doono waxaana lagu soo celinayaa qandaraasleyaasha leh ayadoo aan la furin.

RFQ OPSC-SWS-RFP-2019 -008 – Construction of Hudur Town Livestock Sales Office and Stockyard in Hudur, Bakool Region, Somalia (SWS028) DUE: 17 April 2019, 4:00 pm (East African Time)

Hudur District Administration

Request for Proposal (RFP)

Location Hudur District, Bakool PIKA NO SWS028
DATE March/ April 2019
PROJECT NAME CONSTRUCTION OF HUDUR TOWN LIVESTOCK SALES OFFICE AND STOCKYARD

Offers are to remain valid for 120 days from the closing date of this tender. The Bid Committee reserve the right to vary the quantity of work/materials specified in the tender document without any change in unit price or other terms and conditions and to accept or reject any, all, or part of submitted offers.

Araajida waxaa ay jiri doonaan ilaa 120 maalmood laga bilaabo maalinta xiritaanka qandaraaska. Gudiga Qandaraaska waxaa ay xaq u leeyihiin in ay badalaan tirada shaqada. alaabta la qeexay ee ka mid ah dukumentiga qandaraaska ayaga oo badalin qiimaha ama sharuudaha iyo in aqbalaan ama diidaan dhamaan ama qeyb ka mid codisiyada la soo gudbiyey.

Bid Opening: Bids will be opened at the Hudur District Commissioner’s Office in Bakool, Somalia on 18 April 2019 at 9:00am in the presence of the Bid Committee and applicants who wish to attend and thereafter Bid Evaluation

Buuggata tartanka ee shirkadaha waxa lagu furi doona Xafiiska goddoomiyaha degmada Xudur ee Bakool saddexda Bbsha April (April 18, 2019) Saacada 9:00am ama sagaalka subax nimo waxaa joogi doona gudiga kushaqa leh furitaanka qandaraaska iyo qandaraaslayaasha doonaya in ay ka soo qeybgalaan.

Evaluation Criteria: Offers will be evaluated by factors including but not limited to financial and technical criteria, record of past performance, integrity, and community rapport.

Araajida waxaa lagu qiimeyn doonaa waxyaabaha ay ku jiraan laakiin ku ekeyn maaliyada iyo farsamada, waayo aragnimada, hufnaanta, iyo xiriirka bulshada

Women-owned construction companies are strongly encouraged to apply Waxaad aad loo dhiiri gelinayaa Shirkado dhismo oo ay leeyihiin dumar


Apply for this Job

error: Content is protected !!