25 Oct 2018

Request for Proposal (RFP) CONSTRUCTION OF QOOB DOORO PLAYGROUND IN KARAN DISTRICT

Job Description

BENADIR REGIONAL ADMINSTRATION-BRA

MUNICIPALITY OF MOGADISHU – MoM

MAAMULKA GOBOLKA BANAADIR

DOWLADDA HOOSE EE XAMAR

Request for Proposal (RFP) 

Location Karan District, Mogadishu, Somalia PIKA NO BRA008
DATE October 2018
PROJECT NAME CONSTRUCTION OF QOOB DOORO PLAYGROUND IN KARAN DISTRICT,
MOGADISHU

Invitation to Bid

The Mogadishu BRA District Administration, in conjunction with the Somalia Federal Government (SFG) of the Republic of Somalia, invite bidders from eligible construction companies for the above named construction project being implemented by Banadir Somalia Regional Administration.

Gudiga Maamulka gobolka Banadir Somalia iyo Dowlada federalka Soomaaliya waxaa ku casuumaayaan shirkadaha u qalma dhaqan gelinta Khibradana uleh barnaamijka dhismaha garoonka kubada cagta ee degmada Kaaraan (Qoob dooro) oo ay daqan gelinayaan maamulka gobolka Banadir.

It should be noted that contractors are automatically disqualified from participating in this tender if they assisted with any part of this project or tender process, including preparation of technical documents, or if they are related to a member of the Bid Committee without prior disclosure. Small businesses, minority-owned firms, and women’s business enterprises are encouraged to apply.

Waxa aad ogaataan in tartameyaasha si dhaqsi ah looga saari doono tartankaan hadii lagu caawiyey nidaamka qandaraaska oo ay ku jirto diyaarinta dukumeentiga farsamada am ay qaraabo yihiin xubin ka mid gudiga qandaraaska hadii uu uu hore u sheegin. Ganacsatada yaryar. shirkadaha ay leeyihiin Dadka Laga Tiro Badan Yahay ama Yar, iyo Shirkadaha Dumarku leeyihiin waxaa lagu lagu dhiiri gelinaayaa in ay soo codsadaan.

The four Mandatory criteria for bidders are as follows:

Shuruudaha Aas-aaska ah ee tartamayasha laga doonayo waa kuwan hoos kuxusan

  1. Valid certificate of registration from both the BRA Mayor’s office and Ministry of Public Works,

FGS

Shahaada/shati qanacsi oo diwaangishan kasocda maamulka gobolka Bandir ama Wasaarada howlaha guud.

  1. Certificate of attendance of Bidder’s Site Visit

Shahaada kasoo Qeybgalka ama Booqashada Qandaraaslaha ee Goobta Dhismaha

  1. Signed technical submission form and financial proposal

Soo gudbinta Foomka farsmada oo Saxiixan iyo hindsada Qaan Sheegadka,

  1. Completely filled and signed BOQ

Buuxinta Qaansheegadka oo Dhamaystiran Saxiixana. Khribad iyo magac wanagsan iyo caddaymo shaqoyinki uu hore u so qabtey.

  1. A company bank account

Koontada Baanka ee Shirkada sida koonto ka furan Dahabshiil / Amal baanka

  1. Submission of CVs of acceptable supervisory staff proposed for the works.
Location Karan District, Mogadishu, Somalia PIKA NO BRA008
DATE October 2018
PROJECT NAME CONSTRUCTION OF QOOB DOORO PLAYGROUND IN KARAN DISTRICT,
MOGADISHU

Soo gudbinti agonta iyo khibradha shaqaalaha shaqada qaban doono

A bidder is unlikely to be considered for award if they have more than one on-going project in Mogadishu. A bidder is also unlikely to be considered for award if they have one on-going project in a location other than in Mogadishu or within 5kms.

Waxaa lagayaabaa qandaraaslaha in an lagatexgilinin dhanka qeymeynta hadii uu hal mashuruuc kabadan kawado Gobolka Banadir ama u ka haayo hal shaqo oo kale meel kabaxsan nawaaxiga magaalada Mogadishu am aka fog 5km.

Tender Documents: Bid documents can be collected from Mayor’s BRA office during the normal working hours on 26 October 2018. The Bid document is not for sale and every eligible bidder/contractor has the right to collect the Bid document to fully participate in the Construction works of Karan (Qoob Dooro) Playground. In case of difficulties in obtaining the bids, please contact procurement@somtisplus.com.

Dukumentiga qandaraaska waxaa laga qaadan garaa Gudiga Maamulka Gobolka ee Mugadishu Somalia saacadaha shaqada Xafiiska xeliag 26 October 2018. Dokumintiga qandaraaska iib ma’aha qandaraasle kasta oo oo qibrad uleh wuxuu xag u leeyahay in uu qaato oo si buuxda uguqeygalo shaqada dhismaha Garoonka kubata cagta ah ee Karan (Qoob Dooro) . Hadii aad lakulantid culeys is ad u heshid buuga qandaraaska, fadlan soo wac procurement@somtisplus.com.

Site Visit: There will be a mandatory pre-tender site visit to be conducted by the Banadir Somalia Regional Administration representatives, together with the designated TIS + engineer, on 4 November 2018 at 9:00am hrs. / Waxaa jiri doona tegitaan qasab ah oo la tegi doono goobta shaqada oo ay qabanqaabin doonaan gudiga/ Wakilada maamulka gobolka ee Banadir Somalia iyo injineer kasocda hey’ada TIS + taariikhda marka ay tahay 4 November 2018 saacadana 9:00am saac

The bidders should get the certificate of the pretender site visit signed by the designated TIS + Engineer at the project site. The cost of visiting the site shall be at the bidder’s own expense.

Qandaaslayaasha wa in ay helaan shahaado kusaxiixan injineerka kasocda hey’ada TIS+ isla gudaha goobta dhismaha

Submission: Completed bid documents should be submitted in sealed envelopes addressed to: / Dukumentiga qandaraaska oo buuxsan waxaa lagu soo gudbinaayaa baqshad xiran. kuna aadi cinwaanka

The bid Committee, Banadir Somalia /Gudiga qandaraaska Banadir Somalia

And are to be delivered to and received by the Mayor’s BRA Office on or before 19 November 2018 at 4:00 pm. Bids received after this time will not be considered and shall be returned to the bidders unopened. / Waxaana loo geynaayaa gudiga maamulka gobolka ee Bandir Somalia maalinta ama ka hor 19 November

BENADIR REGIONAL ADMINSTRATION-BRA

MUNICIPALITY OF MOGADISHU – MoM

MAAMULKA GOBOLKA BANAADIR

DOWLADDA HOOSE EE XAMAR

Request for Proposal (RFP)

Location Karan District, Mogadishu, Somalia PIKA NO BRA008
DATE October 2018
PROJECT NAME CONSTRUCTION OF QOOB DOORO PLAYGROUND IN KARAN DISTRICT,
MOGADISHU

2018 saacadana tahay 4:00pm saac. Qandaraasyada la helo waqtigan ka dib lama tixgelin doono waxaana lagu soo celinayaa qandaraasleyaasha leh.

Offers are to remain valid for 120 days from the closing date of this tender. The Bid Committee reserves the right to vary the quantity of work/materials specified in the tender document without any change in unit price or other terms and conditions and to accept or reject any, all, or part of submitted offers. / Araajida waxaa ay jiri doonaan ilaa 120 maalmood laga bilaabo maalinta ugu xiritaanka qandaraaska. Gudiga Qandaraaska waxaa ay xaq u leeyihiin in ay badalaan tirade shaqada.alaabta la qeexay ee ka mid ah dukumentiga qandaraaska ayaga oo badalin qiimaha ama sharuudaha iyo in aqbalaan ama diidaan dhamaan ama qeyb ka mid codisiyada la soo gudbiyey.

Bid Opening: Bids will be opened at the Mayor’s BRA office in Mogadishu, Somalia on 20 November 2018 at 9:00am in the presence of the Bid Committee and applicants who wish to attend. / Arjiga waxaa la furi doonaa taariikh 20 November 2018 saacada 9:00am ama sagaalka subax nimo waxaa joogi doona gudiga kushaqa leh furitaanka qandaraaska iyo qandaraaslayaasha damacsan in ay ka soo qeybgalaan.

Evaluation Criteria: Offers will be evaluated by factors including, but not limited to, financial and technical criteria, record of past performance, integrity, and community rapport./ Araajida waxaa lagu qiimeyn doonaa waxyaabaha ay ku jiraan laakiin ku ekeyn maaliyada iyo farsamada, waayo aragnimada, hufnaanta, iyo xiriirka bulshada

Women-owned construction companies are strongly encouraged to apply


Apply for this Job

error: Content is protected !!