This job listing has expired and may no longer be relevant!
20 Dec 2018

Request for Proposal (RFP) CONSTRUCTION OF WANLAWEYN LAFOLE-GARAS ROAD & BRIDGE

Job Description

Wanlaweyne District Administration

Request for Proposal (RFP) CONSTRUCTION OF WANLAWEYN LAFOLE-GARAS ROAD & BRIDGE

Location Wanlaweyn District, Lower Shabelle PIKA NO SWS025
DATE December 2018
PROJECT NAME CONSTRUCTION OF WANLAWEYN LAFOLE-GARAS ROAD & BRIDGE

Invitation to Bid

The Wanlaweyn District Administration, invites bidders from eligible construction companies for the above named construction project being implemented by Lower Shabelle Regional Administration.

Gudiga Maamulka Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeelada Hoose Soomaaliya waxaa ay ku casumaayaan shirkadaha dhismooyinka una qalma in ay dhisaan mashruuca dhisdda waddooyinka Degmada Wanlaweyn ee ay fulineyso Maamulka Gobolka Shabeelada Hoose.

It should be noted that contractors are automatically disqualified from participating in this tender if they assisted with any part of this project or tender process, including preparation of technical documents, or if they are related to a member of the Bid Committee without prior disclosure. Small businesses, minority-owned firms, and women’s business enterprises are encouraged to apply.

Waxa aad ogaataan in tartameyaasha si dhaqsi ah looga saari doono tartankaan hadii lagu caawiyey nidaamka qandaraaska ama ay ka qeyb qateen oo ay ku jirto diyaarinta dukumeentiga farsamada ama ay qaraabo yihiin xubin ka mid ah gudiga qandaraaska hadaan hore loo soo war gelin dadka shaqada ku leh.

Ganacsatada yaryar, shirkadaha ay leeyihiin Dadka laga Tiro Badan Yahay ama Yar, iyo Shirkadaha Dumarku leeyihiin waxaa lagu lagu dhiiri gelinaayaa in ay soo codsadaan.

The four Mandatory criteria for bidders are as follows:

Shuruudaha Aas-aaska ah ee tartamayasha laga doonayo waa kuwan hoos kuxusan

  1. Valid certificate of registration from the Wanlaweyn District Administration

Aqoonsiga/Warqadda Diwaangelinta ee Maamulka Degmada Wanlaweyn iyo Wazaaradda Howlaha Guud iyo Dib u Dhiska Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

  1. Certificate of attendance of Bidder’s Site Visit

Shahaada Qandaraaslaha kasoo Qeybgalka ama Booqashada Goobta Dhismaha

  1. Signed technical submission form and financial proposal

Soo gudbinta Foomka farsmada iyo formka qimeynta Mashruuca oo Saxiixan.

  1. Completely filled and signed BOQ

Buuxinta iyo saxiixidda Formka qiimeynta shirkada .

  1. A company bank account

Koontada Baanka ee Shirkada sida koonto ka furan Dahabshiil / Amal baanka

  1. Submission of CVs of acceptable supervisory staff proposed for the works. Soo gudbinti agonta iyo khibradha shaqaalaha shaqada qaban doono

Wanlaweyne District Administration

Request for Proposal (RFP)

Location Wanlaweyn District, Lower Shabelle PIKA NO SWS025
DATE December 2018
PROJECT NAME CONSTRUCTION OF WANLAWEYN LAFOLE-GARAS ROAD & BRIDGE

A bidder is unlikely to be considered for award if they have more than one on-going project in Wanlaweyn. A bidder is also unlikely to be considered for award if they have one on-going project in a location other than in Wanlaweyn or within 5kms.

Waxaa lagayaabaa qandaraaslaha in an la texgilinin dhanka qeymeynta hadii uu hal mashuruuc kabadan kawado

Degmada Wanlaweyn ama uu ka haayo hal shaqo oo kale meel kabaxsan magaalada Wanlaweyn ama meel

Wanlaweyn u jirta 5km.

Tender Documents: Bid documents can be collected from Wanlaweyn District Commissioner’s Office during the normal working hours on 18 December 2018. The Bid document is not for sale and every eligible bidder/contractor has the right to collect the Bid document to fully participate in the Construction works of Wanlaweyn Lafole-Garas Road and Bridge. In case of difficulties in obtaining the bids, please contact procurement@somtisplus.com.

Dukumentiga qandaraaska waxaa laga qaadan garaa Gudiga Maamulka Gobolka ee Wanlaweyn Somalia saacadaha shaqada Xafiiska taariikhda 18 December 2018. Dokumintiga qandaraaska iib ma’aha qandaraasle kasta oo qibrad uleh wuxuu xag u leeyahay in uu qaato oo si buuxda uguqeygalo Dhismaha wadada lafaale ee wanlaweyn. Hadii aad lakulantid culeys is aad u heshid buuga qandaraaska, fadlan naga la soo xariir procurement@somtisplus.com.

Site Visit: There will be a mandatory pre-tender site visit to be conducted by the Wanlaweyn District Administration representatives, together with the designated TIS + engineer, on 24 December 2018 at 9:00am hrs. /

Waxaa jiri doona tegitaan waajib ah oo la tegi doono goobta shaqada oo ay qabanqaabin doonaan gudiga/ Wakilada maamulka gobolka Shabeelada Hoose iyo Maamulka degmada Wanlaweyn iyo injineer kasocda hey’ada TIS + taariikhda marka ay tahay 24 December 2018 saacadana 9:00am saac

The bidders should get the certificate of the pretender site visit signed by the designated TIS + Engineer at the project site. The cost of visiting the site shall be at the bidder’s own expense.

Qandaaslayaasha waa in ay helaan shahaado tusineysa in ay tageen goobta dhismaha taas uu saxiixayaan injineerka kasocda hey’ada TIS+ isla gudaha goobta dhismaha. Qandaraasla ayaa waajibkiisa tahay in uu in uu tago goobta shaqada kharashka safarka asaga ayaa iska bixinaya.

Submission: Completed bid documents should be submitted in sealed envelopes addressed to: The bid Committee, Wanlaweyn Somalia / Dukumentiga qandaraaska oo buuxsan waxaa lagu soo gudbinaayaa baqshad xiran. kuna dul qor cinwaanka: /Gudiga qandaraaska Wanlaweyn Somalia

And are to be delivered to and received at the Wanlaweyn District Commissioner’s Office on or before 17 January 2019 at 4:00 pm. Bids received after this time will not be considered and shall be returned to the bidders unopened. / Waxaana loo geynaayaa gudiga maamulka gobolka Shabeeleada Hoose iyo Maamulka Wanlaweyn maalinta ama ka hor 17 January 2019 saacadana tahay 4:00pm saac. Araajida la keeno waqtigan ka dib lama tixgelin doono waxaana lagu soo celinayaa qandaraasleyaasha leh ayadoo aan la furin.

Wanlaweyne District Administration

Request for Proposal (RFP)

Location Wanlaweyn District, Lower Shabelle PIKA NO SWS025
DATE December 2018
PROJECT NAME CONSTRUCTION OF WANLAWEYN LAFOLE-GARAS ROAD & BRIDGE

Offers are to remain valid for 120 days from the closing date of this tender. The Bid Committee reserves the right to vary the quantity of work/materials specified in the tender document without any change in unit price or other terms and conditions and to accept or reject any, all, or part of submitted offers. / warkhtiga Araajida waa in ay jiraan muddo ilaa 120 maalmood laga bilaabo maalinta xiritaanka qandaraaska. Gudiga Qandaraaska waxaa ay xaq u leeyihiin in ay badalaan tirada shaqada/alaabta la qeexay ee ka mid ah dukumentiga qandaraaska ayada oo aan la bedelin qiimaha ama sharuudaha iyo in ay aqbalaan ama diidaan dhamaan ama qeyb ka mid codisiyada la soo gudbiyey.

Bid Opening: Bids will be opened at the Wanlaweyne District Commissioner’s Office in Lower Shabelle, Somalia on 22 January 2019 at 9:00am in the presence of the Bid Committee and applicants who wish to attend and thereafter Bid Evaluation in Mogadishu at the Peace Hotel on 24 January 2018 at 9:00 am. / Arjiga waxaa la furi doonaa taariikh 22 January 2019 saacada 9:00am ama sagaalka subax nimo waxaa joogi doona gudiga kushaqa leh furitaanka qandaraaska iyo qandaraaslayaasha doonaya in ay ka soo qeybgalaan.

Evaluation Criteria: Offers will be evaluated by factors including, but not limited to, financial and technical criteria, record of past performance, integrity, and community rapport./ Araajida waxaa lagu qiimeyn doonaa farsamada, waayo aragnimada, hufnaanta xiriirka bulshada iyo wax yaabo kale.

Women-owned construction companies are strongly encouraged to apply

Waxaad aad loo dhiiri gelinayaa Shirkado dhismo oo ay leeyihiin dumar


Apply for this Job

error: Content is protected !!