Wordpress job board software

This job listing has expired and may no longer be relevant!

INVITATION TO BID FOR REHABILITATION OF WADAJIR DISTRICT COURT BUILDING -Benadir

  • Anywhere
  • Full-Time

Job Description

BENADIR REGIONAL ADMINSTRATION-BRA

MUNICIPALITY OF MOGADISHU – MoM

MAAMULKA GOBOLKA BANAADIR

DOWLADDA HOOSE EE XAMAR

Location Wadajir District, BRA, Somalia PIKA NO BRA022
DATE June/July 2020
PROJECT NAME REHABILITATION OF WADAJIR DISTRICT COURT BUILDING (BRA022)

Invitation to Bid

The Wadajir Court Chief Judge invites bidders from eligible construction companies for the above named construction project being implemented by office of Somali Chief Justice.

Xaafiiska gudoomiyaha Maxkabadda Degmada Wadajir Wadajir ee Gobolka Banaadir waxaa ay ku casumaayaan shirkadaha dhismooyinka una qalma in ay dib u dhis ku sameeyaan Xaafiiska Maxkabadda Degmada Wadajir.

It should be noted that contractors are automatically disqualified from participating in this tender if they assisted with any part of this project or tender process, including preparation of technical documents, or if they are related to a member of the Bid Committee without prior disclosure. Small businesses, minority-owned firms, and women’s business enterprises are encouraged to apply.

Waxa aad ogaataan in tartameyaasha si dhaqsi ah looga saari doono tartankaan hadii lagu caawiyey nidaamka qandaraaska oo ay ku jirto diyaarinta dukumeentiga farsamada am ay qaraabo yihiin xubin ka mid gudiga qandaraaska hadii uu uu hore u sheegin. Ganacsatada yaryar. shirkadaha ay leeyihiin Dadka Laga Tiro Badan Yahay ama Yar, iyo Shirkadaha Dumarku leeyihiin waxaa lagu lagu dhiiri gelinaayaa in ay soo codsadaan.

The six Mandatory criteria for bidders are as follows:

Shuruudaha Aas-aaska ah ee tartamayasha laga doonayo waa  kuwan hoos kuxusan

  1. Valid certificate of registration from the Somalia Federal Government or BRA Administration Shahaada/shati qanacsi oo diwaangishan kasocda dowlada federaalka ama maammulka banaadir.
  2. Signed technical submission form and financial proposal

Soo gudbinta Foomka farsmada iyo formka qimeynta Mashruuca oo Saxiixan.

  1. Completely filled and signed BOQ

Buuxinta iyo saxiixidda Formka qiimeynta shirkada.

  1. A company bank account

Koontada Baanka ee Shirkada sida koonto ka furan Premier/Salaam/Dahabshiil/Amal baanka

  1. Submission of CVs of acceptable supervisory staff proposed for the works.

Soo gudbinta  CVga ama agonta iyo khibradha shaqaalaha kambaniga ama shirkada shaqada qaban doono

  1. Proof of previous experience in construction/rehabilitation in Banaadir region or other Somalia regions Cadeeyn in shirkada leedahay khibrada dhismaha ama dyactirka in aay hore oga qabatay shaqa noocaan ah Gobolka Banaadir ama goboladda dalka
Location Wadajir District, BRA, Somalia PIKA NO BRA022
DATE June/July 2020
PROJECT NAME REHABILITATION OF WADAJIR DISTRICT COURT BUILDING (BRA022)

A bidder is unlikely to be considered for award if they have more than one on-going project in Wadajir District. A bidder is also unlikely to be considered for award if they have one on-going project in a location other than in Wadajir District or within 5kms.

Qandaraaslahii gacanta ku haya ama hada fulinaya wax ka badan hal Mashruuc Deegaan-ka Wadajir District Waxaa lagayaabaa inaan loo tixgalin in Heshiis lala galo ama Qandaraaslahii fulinaya hal Mashruuc/shaqo meel ka baxsan nawaaxiga Deegaanada Wadajir District ama ka fog 5km

Tender Documents: The Bid Book (in PDF Format) can be requested for by email to procurement@somtisplus.com. The Bid document is not for sale and every eligible bidder/constructor has the right to request for the Bid document to fully participate.

Buuga Qandaraas-kan waxaa lagu soo codsan karaa email ahaan iyadoo lagu soo dirayo codsiga emailkan procurement@somtisplus.com. Buuga Qandaraasku maahan iib, qandaraasle kasta oo buuxsha sharuudaha aas-aasiga ah xaq ayuu uleeyahay inuu soo codsado iyo inuu ka qeyb galo tartanka.

Submission:      Completed       bid      documents       will      be      submitted     through      email      to: tenderbox.nairobi@somtisplus.com with the subject line:

Araajida Qandaraaska waxaa lagu soo xareyn doona email-ka tenderbox.nairobi@somtisplus.com iyadoo ciwaan looga dhigayo sida hoos ku xusan;

RFQ OPSC-SWS-RFP-2020-013 – Rehabilitation of Wadajir District Court Building (BRA022)

DUE: 30 June 2020, 4:00 pm (East African Time)

Offers are to remain valid for 180 days from the closing date of this tender. The Bid Committee reserve the right to vary the quantity of work/materials specified in the tender document without any change in unit price or other terms and conditions and to accept or reject any, all, or part of submitted offers. /

Araajida waxaa ay jiri doonaan ilaa 180 maalmood laga bilaabo maalinta ugu xiritaanka qandaraaska. Gudiga Qandaraaska waxaa ay xaq u leeyihiin in ay badalaan tirada shaqada. alaabta la qeexay ee ka mid ah dukumentiga qandaraaska ayaga oo badalin qiimaha ama sharuudaha iyo in aqbalaan ama diidaan dhamaan ama qeyb ka mid codisiyada la soo gudbiyey.

Evaluation Criteria: Offers will be evaluated by factors including but not limited to financial and technical criteria, record of past performance, integrity, and community rapport.

Araajida waxaa lagu qiimeyn doonaa waxyaabaha ay ku jiraan laakiin ku ekeyn maaliyada iyo farsamada, waayo aragnimada, hufnaanta, iyo xiriirka bulshada

Women-owned construction companies are strongly encouraged to apply

RFP Invitation to Bid – Rehabilitation of Wadajir District Court Building (BRA022)

Bid Book – Rehabilitation of Wadajir District Court Building (BRA022)

Blank BOQ – Rehabilitation of Wadajir District Court Building (BRA022)

Apply for this Job

  • No Tags

1592 total views, 2 today

error: Alert: Content is protected !!
Top