Wordpress job board software

This job listing has expired and may no longer be relevant!

Lab-Technician – Mogadishu, Somalia

  • Anywhere
  • Full-Time
  • Job category:
  • Post date:8 Jun 2021
  • Share job:

Job Description

Lab-Technician – Mogadishu, Somalia

Yarmeli Specialist Hospital

Date: 08 June, 2021

UJEEDO: JAGO BANAAN CIWAANKA: Shaybaariste (Lab-Technician)

Deadline: 16 June 2021 16:00PM

Waxa la ogaysiinaya dhammaan shaqadoonayaasha bahda Caafimaadka in Cisbitaalka Takhasusiga ee YARDIMELI SPECIALIST HOSPITAL In uu ka bannaan yahay boos shaqo LABORATORY TECHNICIAN,

Arji qabashadu waxay bilaabanaysaa 8th June 2021 kuna eegtahay 16th June 2021, 16:00PM.

SHURUUDAHA LAGA DOONAYO CODSADAHA:

– In uu yahay Soomaali kuna hadlo Afsoomaaliga

– In uu haysto Shahaadada Bachelor’s Degree (Laboratory Field)

– In uu leeyahay khibrad shaqo saddex sano ah (3 Years Experience)

– In uu Isticmaali karo Computer ka aqoona u leeyahay Microsoft Office

QAABKA LOO CODSANAYO:

CVgaaga iyo Shahaadadaada (Certificate) kusoo hagaaji XAFIISKA SHAQADA IYO SHAQAALAHA ee Yardimeli Specialist Hospital (Hard Copy)

………………………………………………………………………………………

——- NAGUSOO BIIR —  SOMALI JOBS————-

Linkedin: https://www.linkedin.com/company/somali-jobs/

Facebook: https://www.facebook.com/somalijobs

Facebook Group: https://www.facebook.com/groups/somalijobs

Twitter: https://twitter.com/somalijobs

Instagram: https://www.instagram.com/somali.jobs/

………………………………………………………………………………….

Apply for this Job

  • No Tags

816 total views, 5 today

Top