Wordpress job board software

This job listing has expired and may no longer be relevant!

Mudo Kordhin Baahin Qandaraas: Dhismaha Waddada Galol & Hobyo Tarmac Gaalkacyo, Galmudug State Of Somalia

  • Anywhere
  • Contract/Consultancy

Job Description

MUDO KORDHIN BAAHIN QANDARAAS

REF: GLK/GMS/LDF/JPLG/001/2021                 

Maamulka Degmada Galkacayo Ee Dawlada Galmudug, waxa ay Sanadka 2021 kaheshay maalgelinta Mashruuca Dawladaha Hoose Ee Adeega iyo Maamul-daadejinta (JPLG), waxa ayna doonaysa in maalgellintaa ay u isticimaasho mashaaruucyo horumarineed. Sidaas darteed, Golaha Deegaanka Degmada Galkacayo waxa ay naadinayaan shirkado qandaraasleyaal ah oo kuhaboon in ay qabtaan shaqada hoos ku qoran.

SN Project No. Project Name Location
 

1.

GLK/GMS/LDF/JPLG/001/2021 Galol & Hobyo Tarmac Road Gaalkacyo, Galmudug

Documentiga qandaraaska waxa laga helayaa ama laga Qaadanayaa Xarunta Dawlada Hoose Ee Gaalkacayo laga billaabo taariikhda: 27/12/2021 ilaa 18/01/2022. qiime ahaana waa $20 qandaraaskiiba.

Qandaraaslihii soo doonta waxa loo jaridoonaa rasiidh. Qandaraaslayaashu waa in ay ku soo lifaaqaan rasiidhkaas codsiga qandaraaska.

Qandaraaska dokumintigiisa waa in loo soo diyaariyaa iyadoo la raacayo tilmaamaha la siiyey qandaraaslayaasha iyo qoraallada kale ee qoraalkan kuxusan.

Qandaraaska waa in lagu soo gudbiyaa seddex nuqul, waana in lagu soo hagaajiyaa:

XAFIISKA QANDARASYADA DAWLADA HOOSE Ee Galkacayo Ee Dawlada Galmudug

Wixii Faahfaahin Dheerada fadlan kala xidhiidha Ciwaanada Hoos Ku Xusan

Email: Galkacyo.mayor@gmail.com     ama    Warsamefarah114@gmail.com

Document gaqandaraaska waxa la soo xaraynayaa Kahor wakhtiga; 12:00pm Duhurnimo, taariikhda; 18/01/2022.

Qandaraaslayaasha waxa loogu yeedhayaa inay yimaadaan shirqandaraas, 6 cisho ka dib maalintaqandaraaska la naadiyo, taariikhda; 25/01/2022, waqtiga; 09:00 subaxnimo, Goobta; hoolka shirar ka ee dawlada hoose si loogu sharxo wixii faahfaahin ah ee ay uga baahan yihiin qoraalka qandaraaska haday jiraan.

MAHADSANIDIIN

Xayeysiin Baahin Qandaraas Ee Gaalkacyo, Galmudug

……………………………………………………………………………………..

——- NAGUSOO BIIR —  SOMALI JOBS————-

Telegram: https://t.me/somalijobsinc

Linkedin: https://www.linkedin.com/company/somali-jobs/

Facebook: https://www.facebook.com/somalijobs

Facebook Group: https://www.facebook.com/groups/somalijobs

Twitter: https://twitter.com/somalijobs

Instagram: https://www.instagram.com/somali.jobs/

………………………………………………………………………………….

Apply for this Job

  • No Tags

730 total views, 1 today

Don`t copy text!
error: Alert: Content is protected !!
Top