Wordpress job board software

This job listing has expired and may no longer be relevant!

Request for Proposal (RFP) FOR SUPPLY AND INSTALLATION OF BARDAALE TOWN SOLAR STREET LIGHTS 

  • Anywhere
  • Contract/Consultancy

Job Description

Bardaale District Administration

Location Bardaale District, SWS
PIKA NO SWS046
DATE June/July 2020
PROJECT NAME
SUPPLY AND INSTALLATION OF BARDAALE TOWN SOLAR STREET LIGHTS (SWS046)
Invitation to Bid
The Bardaale District Administration, invites bidders from eligible construction companies for the above named construction project being implemented by Bardaale District Administration.
Gudiga Maamulka Dagmada Bardaale ee Gobolka Bay –Koonfur Galbeed Somaliya Soomaaliya waxaa ay ku
casumaayaan shirkadaha leh khibrada Soo iibinta iyo galinta Layr-ka Cadceeda kushaqeeya ee degmada Bardaale.
It should be noted that contractors are automatically disqualified from participating in this tender if they assisted with any part of this project or tender process, including preparation of technical documents, or if they are related to a member of the Bid Committee without prior disclosure. Small businesses, minorityowned
firms, and women’s business enterprises are encouraged to apply.
Waxa aad ogaataan in tartameyaasha si dhaqsi ah looga saari doono tartankaan hadii lagu caawiyey nidaamka
qandaraaska oo ay ku jirto diyaarinta dukumeentiga farsamada am ay qaraabo yihiin xubin ka mid gudiga qandaraaska hadii uu uu hore u sheegin. Ganacsatada yaryar. shirkadaha ay leeyihiin Dadka Laga Tiro Badan  Yahay ama Yar, iyo Shirkadaha Dumarku leeyihiin waxaa lagu lagu dhiiri gelinaayaa in ay soo codsadaan.
The four Mandatory criteria for bidders are as follows:
Shuruudaha Aas-aaska ah ee tartamayasha laga doonayo waa kuwan hoos kuxusan
a) Valid certificate of registration from the Somalia Federal Government or Bardaale District Administration
Shahaada/shati qanacsi oo diwaangishan kasocda dowlada federaalka ama Dawlad Goboleedka Koonfur Galbeed.
b) Signed technical submission form and financial proposal
Soo gudbinta Foomka farsmada iyo formka qimeynta Mashruuca oo Saxiixan.
c) Completely filled and signed BOQ
Buuxinta iyo saxiixidda Formka qiimeynta shirkada.
d) A company bank account
Koontada Baanka ee Shirkada sida koonto ka furan Dahabshiil / Amal baanka
e) Submission of CVs of acceptable supervisory staff proposed for the works.
Soo gudbinta CVga ama agonta iyo khibradha shaqaalaha kambaniga ama shirkada shaqada qaban doono
f) Proof of previous experience in solar light supply and installation in Bardaale District or South West State
Cadeeyn in shirkada leedahay khibrada Soo iibinta iyo galinta Layr-ka Cadceeda kushaqeeya iyo in aay hore uga qabatay shaqa noocaan ah deeganada Gobolka Bay iyo Koonfuur galbeed.

B02 – RFP – Supply and Installation of Bardaale Town Solar Street Light (SWS046)

Blank-BOQ-Supply-and-Installation-of-Bardaale-Town-Solar-Street-Light-SWS046

Apply for this Job

  • No Tags

1289 total views, 1 today

error: Alert: Content is protected !!
Top