Wordpress job board software

Suuq-geyn iyo Iib (Sales and Marketing) – Hargeisa, Somaliland

  • Anywhere
  • Full-Time

Job Description

Shirkadda: Liban Business Group.
Booska Shaqo: Suuq-geyn iyo Iib (Sales and Marketing).
Xiliga shaqada: Gelin hore.
Magaalada: Hargeysa.
Mushaharka: Waa laga wadda hadli doona.
Shuruudaha: 
Inuu yahay qof bartay aqoonta ganacsiga, kana haysta shahadaada heerka kowaad (Bachelor Degree).
Inuu yahay qof ku fiican habka wadda-xidhiidhka (Communication Skills).
Inuu yahay qof ku fiican qancinta, hadal jeedinta, xalinta iyo sharaxaada (Hadal-yaqaan).
Inuu yahay qof ku fiican qaybaha kala duwan ee baraha bulshada. 
Inuu yahay qof daacad ah, dadaal badan, duruufaha adagna ka soo dhalaali kara. 
Wixii faah-faahin ah:
Cell Phone: 063-4106898
WhatsApp: 063-3155462

Apply for this Job

  • No Tags

1946 total views, 89 today

Top