Wordpress job board software

This job listing has expired and may no longer be relevant!

Tababaro Xirfadeed (Nurses & 2. Laboratory) – Hargeisa, Somaliland

  • Anywhere
  • Course
  • Job category:
  • Post date:12 Oct 2020
  • Share job:

Job Description

OGEYSIIS! …..Tababaro Xirfadeed

Machadka IPRT (Institute for Practical Research & training) oo ah Hay’ad wadaniya kana shaqaysa hawlaha sida tababarada kor u qaadida xirfadaha, cilmi baadhista iyo caafimaadka, waxay fulinaysaa tababar xirfadeed oo kor loogu qaadayo xirfadaha dhalinyaradda Somaliland iyo sidii loogu abuuri lahaa shaqooyin

Machadku bisha October 2020 wuxuu bilaabayaa deeq wax-barashoo  oo kala ahqaybahan:

  • Nurses     2. Laboratory

Mudda uu tababarku soconayo waa 4bilood.

Sharuudaha loo baahan yahay waa:-

  • Waa in da’diisu u dhaxayso 18-35 sano.
  • Waa inuu Somalilander yahay.
  • Waa inuu leeyahay xirfad hore oo la xidhiidha tababarka uu rabo.
  • Waa in aanu hada wax shaqo ah hayn.
  • Waa in uu Wakhti firaaqo ah oo gelin hore iyo galin danbe ah haysto.
  • Waa in ay ka go’an tahay Dhammaystirka Tababarka muddada uu socdo.
  • Waa inuu codsiga ku soo lifaaqo copy-ga shahaadooyinka.

Haddaba, cid kasta oo danaynaysa ka qayb-qaadashada deeq-dan waxbarasho waa inay Codsiyadooda iyo CV-goodaba ku soo hagaajiyaan Xarunta IPRT oo ku taala Shacabaka, Xarunta Jamaacada Abaarso Tech Bariga Wasaaradda Qoyska, ama emailka iprtorganiz@gmail.com iyagoo oogada sare ee Galalka codsiyadooda kaga soo qoraya xirfada ay rabaan inay bartaan

Qabashada Codsiyadu waxay ku eg tahay 17 bisha October 2020, iyadoo lala soo xidhiidhi doono cida buuxisa shuruudaha kor ku xusan.

Tel. 0634333012

Apply for this Job

  • No Tags

2141 total views, 6 today

Top