Wordpress job board software

Tartanka Hal abuurka fikradaha Horumarinta Bulshada ee Magalada Hargeysa, Somaliland

  • Anywhere
  • Competitions
  • Job category:
  • Post date:15 Sep 2021
  • Job expires in: 3 days
  • Share job:

Job Description

Somaliland Youth Development and Voluntary Organization SOYDAVO

HQ: Burao, Somaliland; Hargeisa add: Masalaha Area, Airport Road, Near Sky Hotel; Email: info@soydavo.org

Tell: +252 2 711808; Website: www.soydavo.org

Tartanka Hal abuurka fikradaha Horumarinta Bulshada ee Magalada Hargeysa

Hordhac

Dawlada Hoose ee magalada Hargeysa oo kaashaneysa Hayada SOYDAVO, waxaa ay iclaaminaysaa in ay qabaneyso tartanka hal abuurka fikradaha wax tarka u leh bulshada, kaas oo waafaqsanaan doona qorshayaasha hor tabinta u leh Dawlada hoose ee Hargeysa , Tartamayaasha guuleysta waxay heli donan abaalmarino lacageed.

Shuruudaha looga baahan yahay ka qaybgalayaasha

  • In uu degan yahay magalada Hargeysa, xusona degmada uu ka tartamayo
  • In fikrada uu ku tartamayaa ay wax ka tarayso baahiyaha ka jira magalada kuwaaso la xidhidha mawduucyada qurxinta magalada, nadafada iyo fayo dhawrka
  • Fikradaha xoojinaya wax wada qabsiga iyo is xil qaanka bulshada
  • In wakhtiga soo gudbinta fikraduhu aysan ka danbeyn 22-ka bisha September 2021. 12:00 Duhurnimo.

Qaabka soo Gudbinta Fikradaha lagu tartamayo

  • Waa in fikrada oo qoraal ah uu u soo gudbiyaa ciwaan ka ah ideas.hargeysa@gmail.com ama uu qoraal ahaa ku geeya xafiiska arimaha bulshada ee Dawlada hoose ee Hargeysa

Abaal marinaha

  • Waxaa la abaal amrinayaaa 8 fikradood ee ugu wacan, Degmo kasta waxaa ka guleysan doona hal tartame.
  • Fikrad kasta guuleystihiisu waxa uu heli doona abaal marin lacageed oo dhan $1,000

………………………………………………………………………………………

——- NAGUSOO BIIR —  SOMALI JOBS————-

Telegram: https://t.me/somalijobsinc

Linkedin: https://www.linkedin.com/company/somali-jobs/

Facebook: https://www.facebook.com/somalijobs

Facebook Group: https://www.facebook.com/groups/somalijobs

Twitter: https://twitter.com/somalijobs

Instagram: https://www.instagram.com/somali.jobs/

………………………………………………………………………………….

Apply for this Job

  • No Tags

3266 total views, 12 today

Don`t copy text!
error: Alert: Content is protected !!
Top