Wordpress job board software

Tender Notice For Extension And Rehabilitation Of Market in Biadoa District Southwest State Of Somalia

  • Anywhere
  • Contract/Consultancy

Job Description

Baahin Qandaraas

REF: DHB/JPLJ/01/2021

Degmada Baidoa waxay ka hashay maalgelin mashruuca Dawladaha Hoose ee adeega iyo maamul-daadejinta (JPLG),waxayna doonaysa in maalgellinta ay u isticimaasho mashaaruuc horumarineed.Sidaas darteed, Gollaha Deegaanka degmada Baidoa waxay naadinayaan shirkado qandaraasleyaal ah oo kuhaboon in ay qabtaan shaqada hoos ku qoran.

SN Project No. Project Name Location
1. DHB/JPLJ/01/2021 Extension And Rehabilitation Of market in Biadoa District  2021 Baidoa

Documentiga qandaraaska waxa laga helayaa xarunta Dawlda Hoose Baidoa laga billaabo taariikhda: 09/01/2022 ilaa 22/01/2022 qiimo ah $20 qandaraaskiiba. Qandaraaslihii soo doonta waxa loo jaridoonaa rasiidh. Qandaraaslayaashu waa in ay ku soo lifaaqaan rasiidhkan codsiga qandaraaska.

Qandaraaska dokumintigiisa waa in loo soo diyaariyaa iyadoo la raacayo tilmaamaha la siiyey qandaraaslayaasha iyo qoraallada kale ee qoraalkan kuxusan.

Qandaraaska waa in lagu soo gudbiyaa seddex nuqul, waana in lagu soo hagaajiyaa:

XAFIISKA QANDARAASYADA DAWLADA HOOSE    EE BAIDOA, wixii faahfaahin,

dheerada fadlan kala xidhiidha: +252 614009008

Email: Baidoa.dc1@gmail.com  and dg.mustaf.sws@gmail.com

Document gaqandaraaska waxa la soo xaraynayaa Kahor wakhtiga; 12:00am duhurnimo, taariikhda; 22/01/2022.

Qandaraaslayaasha waxa loogu yeedhayaa inay yimaadaan shirqandaraas, 3 cisho ka dib maalintaqandaraaska la naadiyo, taariikhda; 08/01/2022, waqtiga; 09:00 subaxnimo, Goobta; hoolka shirar ka ee dawlada hoose si loogu sharxo wixii faahfaahin ah ee ay uga baahan yihiin qoraalka qandaraaska haday jiraan.

Mahadsanidiin

Baidoa Baahin Qandaraas

……………………………………………………………………………………..

——- NAGUSOO BIIR —  SOMALI JOBS————-

Telegram: https://t.me/somalijobsinc

Linkedin: https://www.linkedin.com/company/somali-jobs/

Facebook: https://www.facebook.com/somalijobs

Facebook Group: https://www.facebook.com/groups/somalijobs

Twitter: https://twitter.com/somalijobs

Instagram: https://www.instagram.com/somali.jobs/

………………………………………………………………………………….

Apply for this Job

  • No Tags

491 total views, 1 today

Don`t copy text!
error: Alert: Content is protected !!
Top