Careers

Comments Off on MAXAY AYAAN SAMEEYAA HADDII AAN KA HABSAAMO WARAYSIGA SHAQO?

MAXAY AYAAN SAMEEYAA HADDII AAN KA HABSAAMO WARAYSIGA SHAQO?

Posted by | January 15, 2020 | Careers

MAXAY AYAAN SAMEEYAA HADDII AAN KA HABSAAMO WARAYSIGA SHAQO? Ka habsaamidda waraysiga shaqo waa mid kamida xaaladaha sida degdegga ah u dhaca. Habka ugu horeeya ee aad xaaladaa kaga falcelin waa deganaan. Waxa laga yaabaa inay hurdadu kula tagtay, Wadadu kugu xidhantay, Shil iyo xaalad caafimaad kula soo gudboonaatay. Si kasta oo ay tahay waxa aynu wada ogsoonnahay in habsanku aanu kaa joojin karin u tartamidda fursadda shaqo ee banaan. Haddii dareento inaad…

Comments Off on MAXAY AYAAN SAMEEYAA HADDII AAN KA HABSAAMO WARAYSIGA SHAQO?

MAXAY AYAAN SAMEEYAA HADDII AAN KA HABSAAMO WARAYSIGA SHAQO?

Posted by | August 11, 2018 | Careers

MAXAY AYAAN SAMEEYAA HADDII AAN KA HABSAAMO WARAYSIGA SHAQO? Ka habsaamidda waraysiga shaqo waa mid kamida xaaladaha sida degdegga ah u dhaca. Habka ugu horeeya ee aad xaaladaa kaga falcelin waa deganaan. Waxa laga yaabaa inay hurdadu kula tagtay, Wadadu kugu xidhantay, Shil iyo xaalad caafimaad kula soo gudboonaatay. Si kasta oo ay tahay waxa aynu wada ogsoonnahay in habsanku aanu kaa joojin karin u tartamidda fursadda shaqo ee banaan. Haddii dareento inaad…

Comments Off on XIDHIIDHKAAGA BULSHO WUXUU KORDHINAYAA FURSADAADA SHAQO HELINNEED!

XIDHIIDHKAAGA BULSHO WUXUU KORDHINAYAA FURSADAADA SHAQO HELINNEED!

Posted by | March 19, 2018 | Careers

Xog ururin ay Somali Jobs barkulan kan ku ururisay waxan idin waydiinay suaal ahayd haddii aad qof ka garansyo goob aad shaqo ka codsatay ma kordhinaysaa fursada ah in aad shaqadaasi hesho? Inta badan jawaabihi aan helnay waxay ahaayeen kuwo si taban oo aan wanaagsanay u arkayay ku yeelashada qof goob aad shaqo ka doonatay. Maxaa Wacay? Jawaabayaashu waxay ka eegayeen dhanka Taban oo ay lahaayeen, Somali idilkeed ayaa hadda…

Comments Off on 10 HAB OOD KU HANAN KARTO FARXADAADA SHAQO

10 HAB OOD KU HANAN KARTO FARXADAADA SHAQO

Posted by | March 19, 2018 | Careers

Waxay qaadanaysaa amin yar inaad tirtirto kalsamaantaada ilaa kalsamaan darro. Balse waxay qadanaysa wakhti badan iyo dedaal dibu cusboonaysiinta iyo helidda himmadaada iyo farxadaadii markale.  Talaabada u horayse’ee farxadaada shaqo waa noqoshada, ”Sarkaalka Sare Ee Hawlgalinta” iyo qaadida lahaanshiyahaaga nololeed iyo xirfadeed.

Comments Off on Maxay loo shaqeeyayaashu kaa rabaan?

Maxay loo shaqeeyayaashu kaa rabaan?

Posted by | March 19, 2018 | Careers

Lix arrimood ayay loo shaqeeyayaashu ku qiimeeyaan shaqaalaha ay qaadanayaan. Lixdaasiba waxaa lagaa rabaa in aad muujiso in aad kartidooda leedahay. Kursiga & miiska waraysiga shaqo, haddii aad fursad u hesho waa mid mashquul badan oo aad ogtahay in ay hawl badan kaa horayso oo aad kula tartamayso tartamayaal cidhiidhsanaya halka aad rabto in aad gaadho. Marka aad isku hubsato fadhiisashada miiska waraysiga shaqo waxaa lagaa rabaa in aad muujiso…

Comments Off on Maxaa kuu qorshe ah sannadka cusub ee #2018.

Maxaa kuu qorshe ah sannadka cusub ee #2018.

Posted by | March 19, 2018 | Careers

Haa, waa mar kale iyo sannad cusub iyo fursad Illaahay SWT ku siiyay – imisaaa saaxiib & ehel aynu jeclayn fursadan aad hadda haysato ee aad qoraalkan ku akhrinayso aan haysan. Sannad kasta oo innoo bilawda waxaynu filanaa rajo cusub iyo yididiilo cusub oo ah – In Sha Allah sannadkan ayaad wax badan gaadhi doontaa, wax badan aad hanan doontaa ogolaansha Illaahay dartiis. Fursada Illaahay SWT ku siiyay – waa…

Don`t copy text!
error: Alert: Content is protected !!
Top